Tirada Musharaxiinta isku diiwaan geliyey doorashada Jubbaland oo la shaaciyey

Guddiga Madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka Jubbaland ayaa sheegay in uu soo gabagaboobey waqtigii loogu tala galay in ay odayaasha dhaqanku ku soo xulaan Saddexda Qof ee laga dhex dooran doono Shakhsiga ka mid noqonaya Baarlamaanka Labaad ee dowlad goobleedka Jubbaland. Xamse Cabdi Barre oo ah guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashooyinka … Continue reading Tirada Musharaxiinta isku diiwaan geliyey doorashada Jubbaland oo la shaaciyey